Dil loo geysatay Xildhibaan Baarlamaan & dabley ka dambeysay oo la baadi goobayo

Xukuumada Burkina Faso ayaa ciidamadii ugu badnaa geysay gobolka Saaxil oo koox hubeysan ay ku dileen xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka dalkaas. Wasaaradda arrimaha gudaha ayaa sheegtay in ciidamadu bilaabeen baaritaanka cidda ka dambeysay dilka xildhibaanka oo ka dhacay wadada xiriirisa magaalada laga soo doorto Dijobo iyo caasimada dalkaas ee Ougadogu Ciidamada ayaa baaraya gaadiidka wadada … Continue reading Dil loo geysatay Xildhibaan Baarlamaan & dabley ka dambeysay oo la baadi goobayo